Log in to Your Account | Print-Friendly
May 20, 2013
Home
Audiences
Using the Library
Library Collection
Calendar of Events
Locations
About the Library
Soomaali
Soomaali : Orshaha Istraatiijiyada Maktabadda Dadweynaha Seattle 2011-2015
Children
Teens
Adults
Literacy and ESL
Library Equal Access Program (LEAP)
Español
中文
Tiếng Việt
Русский
Sideen U Bilaabaa?
Waan Soo Dhawaynaa Caruuta!
Ma u Rabtaa Gargaar
Orshaha Istraatiijiyada Maktabadda Dadweynaha Seattle 2011-2015
አማርኛ
Library Closed Monday, May 27
All locations of The Seattle Public Library and the book drops at the Central Library will be closed on Memorial Day, Monday, May 27.
Maktabadda Dadweynaha Seattle waxay haysataa qorshe cusub sidii ay u hagaajin lahayd adeegyada shanta sanno ee soo socda. Qorshihii ugu danbeeyey wuxu ku aadanaa wanaajinta dhisnayaasha Maktabadda.
Qorshaha cusub waxa la qoray kadib markii lala hadlay isticmaalayaasha maktabadda ee daafaha magaalada oo dhan. Deganaaysha magaalada waxa kale oo lagu martiqaaday inay dhamaystiraan xogururin. Xogururinta waxa lagu daabacay Ingiriisi, Shiine, Fiyatnaamiis iyo Isbaanish. In ka badan 33,000 qof ayaa buuxiyey xogururinta, oo ka gargaartay Maktabadda inay fahamto buugaagta, macluumaadka elektroonigga ah iyo casharada waxbarasho ee dadku jecel yihiin.
Koox ka kooban 18 hoggaamiye ganacsi iyo waxbarasho ayaa iyaguna talo ka siiyey qorshaha saraakiisha Maktabadda.
Wixii macluumaad dheeraad ah ka akhri soo-koobitaanka Qorshaha.
(Welcome Video)
Daawo fiidyooga