The Seattle Public Library

Your Account | Print-Friendly

November 18, 2017

Soomaali

Soomaali : SPL Hotspot

Russian Section
Alert

Service interruption in the Library's Online Catalog - Nov. 19

Between 2 a.m. and 6 a.m. on Sunday, Nov. 19, our Bibliocommons catalog will be unavailable for up to two hours for system maintenance. During that time, please use our classic catalog.

Library Closed Thursday, Nov. 23

All locations of The Seattle Public Library and the book drops at the Central Library will be closed on Thanksgiving, Thursday, Nov. 23.

SPL Hotspot

SPL HotSpot - Connecting Seattle

Fiiri internetkeena— ka deynso SPL HotSpot maktabadaada.

SPL HotSpot waa mid si sahlan loo isticmaali karo, hotspot socota oo tabletkaada, labtopka iyo ashyaada kale ee Wi-Fi- qabsan kartaa ay ka heli karaan Internetka.

Waxaad ku xiri karta ilaa iyo 15 shay networkyada 4G LTE iyo 3G, iyo sido kale waxa uu quwad siin kala ashyada kale ee banaanka ka ah.<

Maxaan u baahanahay inaan ogaado?

  • Sidee ku qaadan karaa shayga?
    Waxaad tagta maktabada ama u isticmaal kaarka maktabada In lagu qabto iyo inaad ku qaadato sida ashyaada kale. (Iyo xasuusnow helitaanka wireless-ka oo lacag la,aan ah ayuu ka heli karta qof walba oo haysta shay qaban kara wirelesska iyo labtobyada dhamaanba goobaha maktabadaha.)
  • Yaa qaadan kara shaygaan?
    Qof kasta oo haysta kaarka maktabada oo shaqeeynaya ayaa deynsan kara SPL HotSpot. Hadaadan haysan kaarka Maktabada? Halkaan ka codso.
  • Ilaa iyo intee haysan karaa?
    Waxaad deynsan karaa ilaa iyo 21 casho. Hotspot-ka lala soo daaho Internetkiisu waxa uu istaagayaa 24 saacadood gudahood markii la dhaafo maalinta laga doonayay.
  • Sidee u soo celliyaa?
    Waxaad ku soo celin kartaa SPL HotSpot maktabadii aad doonto ama meelaha buugagta lagu celiyo, sida ashyaada kale. Waa inaad shayga ku soo celisa iyadoo ay la socdaan dhamaanba baakadahiisii hore iyo qalabkiisaba. Fadlan si buuxda batariga u soo jaajgaree inta aadan shayga dib u soo celin.
  • Sidee u cusboonaysiin karaa?
    Waxaad shayga dib uga cusboonaysiin kartaa adigo furaya xisaabtaada ama tag mid ka mid goobaha Maktabada sida ashyaada kale.
  • Waa meeqa qarashkiisu?
    Deynsashada iyo isticmaalka shaygu waa bilaash! Haddii uu shaygu ka dhumo ama dhaawac aan la sameeyn karin gaaro, $199 qarash gaaraya ayaa lagu soo dalacaya xisaabtaada Maktabada.
  • Su’aalaha Kale?
    Weydii Shaqaalaha Maktabada

 

Hayada La shaqeeya

Caawinaada barnaamijka SPL HotSpot waxaa bixiyay

Google  The Seattle Public Library Foundation

 

Warbixino dheeraada oo ku saabsan barnaamijka

Get the User Guide
Ask a Librarian
Is qor, siaad u heshid kaar bilaash ah